Lafaciisw(SBN)Waxaa maanta mudaharad balaadhan uu ka dhacay dagaanka Harawo Gaar ahaan magaalada Xerogeel oo ahayd oo goobtii uu ka dhacay xasuuqii ay ciidamada liyii Boolisku dad shacabka ah ku laayeen Asbuucan

Dhinaca kale warar aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in uu maalinta Bari ah uu safar kusoo gaadhi dooono dagaamada Mustafe Cagjar si uu xaalada cakiran u dajiyo inkasta oo ay hore goobta u joogeen wasiirada iyo Masuuliyinta kasoo jeeda dagaanku