Jijiga(SBN)Warar lagu kalsoon oo ka imanaya magaalada Jijiga ayaa hada warsidaha Subulahanews u xaqiijiyay inuu Wakhti xaadirkan Ugaaska Beelaha Gadabuursi ugaas C/Rashiid uu hada ku sugan yahay madaxtooyada Jijiga kulan gaar ahna la leeyahay madaxda Kililka gaar Arimaha Tirakoobka guud ahaan Dalka gaar ahaana Dagaamada Harawo oo laga Qaadacay inay wax tirakoob ahi ka dhacaan ilaa lasayo

Wixii warar ee kasoo kordha warka yaga danbe lasoco