Jijiga(SBN)Warka hada aan ka helayni magaalada Jijiga ayaa sheegaya in uu jiro ismari waa adag oo u dhexeeya taagersyaasha Jabhada ONLF iyo dadwaynaha reer jijiga kadib markii loo diiday inay magaalada soo galaan wafti jabhada katirsan

Jabhada iyo reer jijiga ayaa ku coloobay kadib markii ay midoobeen taageerayaashii cabdi Iley ee Heego iyo kuwa ONLF markii ay isku milmeen lana sheegay inay wada biliqaysyeen  magaalada Jijiga gubeena meeli badan oo ay ka mid ahayeen Kaniisado

Xaalada ayaan lagaranaynin waxay ku danbayn doonto in waftiga loo ogolaan doono inay  magaalada soo galaan iyo inkale