Wararka hada naga soo gaadhaya kililka5aad gaar ahaan magaalada Lafaciise DDS ayaa sheegaya in wakhti xaadirkan uu daafay wafdi balaadhan oo uu hogaamknyo Mustafe Cagjar kaas oo ku ii jeeda goobtii ay ciidamadu xasuuqa ka gaysteen waxaana iyagu habeenimo xalay soo galay wasiiradii reer Harawo saakana ku dheel maday xagaas iyl Xerogeel

Dadwaynaha ayaa waxay ka dhursugayaam waxa ay dadka Reer Harawo hor dhigi donaan isaaga hore u diiday inuu dhagaysto codsigoodii Gobolka Hararawo iyo Dagmooyin kiisii iyo waiba cabashadoodii baahiaya asaasig ahaa

Wixii la sugaaba waa wixii kasoo baxa kulanka fool ka foolka ah iyo in sida caadada u ah madaxda africa dhagax been ah soo dhigi doona ceelal biyood xarumo caafimaad iwn