Lafaciisa(SBN)galinkii dambe maanta waxaa dablay hubaysani weerar ku qaadeen baabur kamida kuku qaad qaada kaasi oo kabaxay Lafaciisa kuna sii jeeday jijiga,sidii wax u dhaceen hoos ka dhagayso

Baabuurka iyo jaadkaba waxaa lahaa muwaadin kasoo jeeda degaamada Harawo gaar ahaan Lafaciise laguna magacaabo Cilmi Xasan