Addisabab(SBN)Barlamaanka dalkaasi federalka Ethiopia ayaa ansixiyeye oo qalinka ku duugay BIRTUKAN MADEKAS,inay noqoto madaxa haayada koomishanka doorashooyinka dalkaasi,BIRTUKAN ayaa horay uga tirsanayd xisbiga mucaaradka ee dhawaan xayiraada laga qaaday,waxayna soo ahayd xaakim maxkamada federalka dalaka.
Subulaha.com Addis ababa