Hargeysa (SBN):- Gudoomiyaha golaha wakiiladaSomaliland Md Baashe Maxamed Faarax ayaa waxaa uu ka Hadley khilaaf la sheegay in uu ka dhex qarxay golaha wakiilada iyo Guurtida .

Gudoomiye Baashe ayaa waxa auu sheegay in aanu jirin wax khilaaf ah oo ka dhexeeya labada gole wada shaqeyntooduna ay tahay