Jig Jiga (SBN) Guddida Beelaha Garxaajis ayaa waxaa ay maanta magaalada Jig Jiga ee xarunta Maamulka Somalida Itoobiya ay qado sharaf ugu sameyeen Guddida Nabadeyte Beelihii dhawaan ku dagaalamay Koonfurta Gobalka Sool