Borama(SBN)Mulkilhii iyo hawlwadeenadii shabaka Subulaha/Radioborama waxaa maanta si rasmiya xilkii ugu wareejiyeen , lahaanshaha iyo maamulka shabakadaasi Jawhar Qalinle oo ah saxafi iyo qoraa ruug cadaaya una dhuun daloola wacyiga dhulka hooyo gaar ahaa degaanada shabakadu aadka uga hawlgasho ee kililka shanaad , guud ahaan siyaasada somalida .