Ceerigaabo (SBN) maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaciil Xaaji Nuur oo ka hadlaayey madashii soo dhaweynta madaxweynaha Somaliland loogu sameeyey magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu ka jawaabey hadal dhawaan ka soo yeedhay Maayarka Burco