Garoowe (SBN):- Madaxweynaha Khaatumo ee dhinaca Puntland Cago Lule ayaa waxaa uu ka Hadley qodobadii ka soo  baxay shirkii nabadeynta ee jig  jiga uga socdey labadii beelood ee dhawaan ku dagaalamay deeganka Koonfurta gobalka