Hargeysa (SBN):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka safar aan la sii shaacin ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta .

Wali madaxtooyadu wax faah faahin  ah kamay soo saarin safarkan deg deg ah ee madaxweyne Biixi ugu baxay Imaaraadka

Laba Bilood a hor ayey aheyd markii madaxweyne Muuse Biixi uu safar  uu ku tagay dalka Imaaraadka