Caynaba (SBN) Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada Caynaba kuna jira safarkiisii uu ku soo maraayey gobalada Bariga Somaliland ayaa waxaa u ka jawaabey war murtiyeed shalay safarkiisa ay ka soo saareen golaha wasiirada Puntland