Maanta Markii Labo Cisho Kadib Uu Ku Dhawaaqay Madaxweyne Cabdi Cali Gaas Xabad Joojin Xeel Dhigaleed Ayuu Jaalle Muuse Biixi Cabdi Ku Dhiiraday Inuu Xagii Bariga U Siqo Isagoo Wata Techniko Iyo Hal Gaas Oo Ciidan Ah Oo Ka Badan Ba Kuwa Tuka-Raq Jooga Ma Ka Fuleynimaa Mise Faalkaa Qabtay Midna Ku Dambaabi Mayno Laakin Duqu Ma Jecla Xabada Iyo Edeb Deradaa Lakiin Dhiig Daata Aanu Dan Ka Lahayn Meel Ka Fog Taas Ayey Isku Raceen Akhyaar Mudo Dheer Taqaanay Duqa .

Jaalle Muuse Biix Cabdi Qalinjabintii Ardayda Jaamacada Burco Wuu Diiday Inuu Tago Isagoo Fariin Usii Faray Wafdi Aan Buurneyn Oo Uu Hogaaminayo Jaalle Ina Cali Bile Fariintaas Oo Ahayd “ MEESHA KA YACAAAY DHALINYARO WAAR TAHRIIBAAY “ Intii Dhago Adeygtay Ee Weli Burco Iska Joogta Ayaa Maanta Xadhiga Looga Jarayaa Jeelweyn Waar Bal Sheekadaa Sakaraadka Ah Eega Waa Bakhti Arinku Markaa Burco Waxay U Qaaday Duqa Heestii Jaalle Ina Gacayte Iyo Jaalle Sahra Siyaad Raxmatulaahi Calayhim …

Muusow ….. Jaallahayow Inankii Jeelkow

Ina Jaaaaamac Jabtiilow

Kii Jahawereerka Na Badow

Jaallahayow Jahanamaad Nagu Waadaa

Cunida Canshuurta Danyarta Jooji Jaahilyohow

Jeelka La Furayo Laba Bilood Ka Hor Nin Xildhibaan Sheegta Oo La Yidhaah Naasir Cali Shire Wuxuu Shaashadaha Caalamka Lasoo Istaagay Lacagtii Jeelka Loogu Talo Galay Waxa Cunay Shirkadii Dhisaysay Al –Baraka , Dahabshiil Iyo Macaali Wasiir Cali Marexaan Tasoo Ahayd Fartii Dabaqoodhiga Jaalle Muuse Handaraab Oo Ku Xumaynayey Mayor Ina Muraad-Ka Burco Oo Xaqa Ku Adimay . Waxa Xusid Mudan In Arrinkaa Iyo Edeb Daradaa Inuu Dhawr Jeer Ka Istaaqfurlaystay Xildhibaan Nasir Cali Shire Raaligelina Ka Bixiyey … Isla Basarxumadii Ayey Iminka Ku Wadaan Wasiirkii Maaliyada Ee Hore Jaalle Yusuf Oon Saxeexi Kari Jirin Wax Ka Badan $ 2000 Ilaa Sedex Kun Oo Dollar $ 3000 Waxa Hantidhawrka Loogu Diray Si Loo Qariyo Hantidii Uu Lunsaday Jaalle Sacad Cali Shire Oo Ay Beesha Caalamku Hadal Hayso Kadib Markii Lasoo Bandhigay Guryihii Uu London Ka Iibsaday .

Waxa Iyana Aan Laga Tegi Karayn In Dawlada Djibouti Baasbortka Kala Noqotay Jaalle Muuse Biixi Ethiopia Na Tidhi Who Are You ? Jaalle Farmaajo Na Ku Yidhi Who Is Your Daddy ? Kadib Na Door Biday Inuu Burco Yimaado Tasoo Jigjiga Yar U Ah Iyagoo Ehiopia Tagay .

Muxuu Cabdiweli Gaas U Joojiyey Xabada ? Kow Nin Jaalle Mudan La Yidhaah Ayaa Ka Fadhiistay Xaga Midigta Ama Waxa Loo Yaqaan Far Right Conservatives Ama Midigta Fog ee Xag Jirka Ah Adigu Tea Party Ku Dacwiyeyana Kana Iibinaya DANYARTA PUNTLAND Maalin Baa Laascanood Ku Qabsanayaa …….. Madaxweyne Cadiweli Gaas Wuxuu Gartay Mar Hadii Sool Oo Dhami Gacanta Somaliland Ka Baxday Marka Laga Reebo Lascanood Iyo Saqduud 30 Km Ah Oo Ilaa Tuka-Raq Socda Wuxuu Gartay Jaalle Cabdiweli Cali Gaas Inuu Ka Odayeeyo Oo Uu Beesha Caalamka Tuso Inaanu Xag Jir Ahayn Sida Jaalle Mudan Oo Ah Musharax Madaxweyne …….. Sidaa Awgeed Beesha Caalamka Ayuu U Sheegay Inuu Xabada Joojiyey Oo Aad Usoo Dhawaysay ……

Sirta Ugu Wayn Ee Ay Qarinayaan Warbaahinta Somaliland Waxa Weeye In Macaali Wasiir Maxamed Kaahin Techniko Dhulbahante Ihi Jid Gooyo U Gashay Iyakoo Dhumay Ku Socda Kadibna Dib Ugu Soo Noqdeen Laascanood Waar Xataa Laascanood Baan Amaan Ahayn Kuwii Guurtida Ahaa Iyo Wasiiraduba Hotel-Ka Inta Badan Kama Baxaan Shalay Waatii Calanka Buluukiga Aha Ee Somaaliya Lagu Soo Dhaweeyey Boqor Burhan Boqr Muuse , Sanaag Barina calanka Somaliya Ayaa Sudhan Hadii Isaqistaan Diiday Inay Somaliya U Yimadaan Waa Inay Somaliya U Tagtaa Subeer AwalLand† … WELCOME HOME KING BURHAN MUUSE !

Dadka Burco Waxaanu Ugu Baaqaynaa Inaanay Mudaharaadin Dhiig Daata Looma Baahna ….Lakiin Dadka Waxaanu Ugu Baaqaynaa Inay Adeemaan Guryohooda Hortooda , Makhaayadaha Sid Salaada Loogu Adeemo Walibaa Habeenkii Nuska Dambe Inta Wafdigaasi Joogo Adeenka Ayaa Dulmiga Erya …….. Burcooy Eedaama Oo Video Iska Duuba Idinkoon Wajigiina Muujinayn Kadibna Baraha Bulshada Soo Dhiga Waana Dhalashada Nabi Maxmed saliga nabiga badsada عليه افضل الصلاة والسلام ……… INTA AY NUSEYRIYIINTA YAR YARI INA DHAAFAYAAN WAXAANU IDINKU DHAAFAYNAA

أَلا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ