Borama(SBN)warar lagu kalsoonyahay ayaa tibaaxay kadib markii dawlada federlka somaliya iyo Ethiopia ka wada hadleen xaalada siyaasad mandiqada geeska,dawlada Ethiopia goaansatay in ay u yeedho sarkaalkii safiirka ku magacawnaa ee mudo 10 sano ku dhaw hargaysa u joogay dawlada Ethiopia,sarkaalkii haybtiisu ahayd tigree birgaydh janaraal Berhe tasfaye maalintii shalay looga yeedhay magaalada Addis Ababa.
Borama