Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta wasiir mihiim ah u magacaabey saddex siyaasi oo caan ah kuwaas oo kala ah

Madaxweynihii Kilalka Oromia Ato Makhtirke, ayaa loo soo magacaabay Wasiirka Difaaca Dalka Itoobiya

Image may contain: 1 person

Mr. Gedu Andargachew oo hore u ahaa madaxweynihii hore ee deeganka Amxaarada ayaa isna loo  magacaabay wasiirka arrimaha dibadda dalka Itoobiya .

Image may contain: 1 person

Mr. Aki Mohammed waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta iyo Dhismaha

Image may contain: 1 person, sitting

Dhamaan Wasiirdan cusub waxaa isla saaka ansixiyey baarlamaanka Dalka Itoobiya .