Raysal wasaaraha dalka Somaliya ayaa waxaa uu maanta magacaabay guddiga badbaadinta iyo soo celinta hantida Qaranka .

Raysal wasaaraha ayaa sheegay in gudidan waajibkoodu tahay  tirakoobka hantida dawladda iyo soo celinta dhulka iyo gaadiidka sida sharci darrada ah dawladda uga maqan

Halkan Hoose Ka Akhriso Warkan