Berbera(SBN)Dawlada hoose ee degmada berbera, waxay olole lagu beegsanayo dhagaxa,qoriga iyo walxaha qaabka xun wadooyinka u yaala ka wadaan labada wado ee
1. Wadad/jidka hor mara hotel berbera beach ilaa inta laga gaadhayo xeebta damaashaadka iyo dalxiiska ee batalaale beach

2. Wadada kitaabka ee maxjarka Al-Jabiri ilaa inta laga gaadhayo garoonka kubada cagta ee cabdale

Sidoo kale, waxa ololahan ay maamulka dawlada hoose iyo shaqaalahooduba dhex wadaan dayactir goobo tiro yar oo ka mid laamiga lagu samaynayo
Gaar ahaana wadada tagta garoonka cabdale.