Hargeysa (SBN)Siyaasi Cali Guray ayaa waxaa uu shaaciyey in Telefishanada ka hadalkoodii uu uga hadhey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi , isla markaana waxaa uu sidoo kale shaaciyey in uu buug uu qoritaankiisa mudooyinkii ugu danbeeyey uu wadey uu dhawan soo bandhigi doono