s Addis Ababa(SBN)Ugaaska Beelaha Samaroon Ugaas C/Rashiid ugaas Rooble ugaas Doodi oo saaka kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Bolle magaalada Addis Ababa waxaana Siwayn usoo dhaweeyay Suldaanka guud ee Beelaha J/ Yoobis (Samaroon) Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar iyo Dadwayne kale si meeqaam sarena usoo dhaweeyay kadibna usii galbiyay goobtii loogu talo galay in ladajiyo

Ugaaska ayaa usii jeeda dhulkii gaar ahaan hadana ku socda magaalada Jijiga oo aad loogu sii diyaar garoobay soo dhawayntiisa

inkasta oo wararka qaar sheegayaan inuu sii mari doono magaalada diridhaba shir halkaa ka dhici doonana lagu casuumay

Wixii warar ee kasoo kordha ugaaska wararka yaga danbe