Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaadhaya kililka5aad gaar ahaan degaanka Harawo ayaa sheegaya in ay wali xaaladu sidii shalay iska badalin calankii Federaalku na wali ka babanayo goobihii shalay laga taagay

Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamo iyo masuuliyiin dawlada ah oo loosoo soo diray la sheegay in Rasaas lagaga hortagay halka wararka qaarna sheegayaan in Rasaasta kadib ciidamo Federaal ahi goobta yimaadeen dibna u celiyeen ciidan kii iyo Masuuliyintii Kililka5aad ka timiday