Daawo Tvgyada dalka Itoobiya ayaa sheegay in madaxwaynihii hore ee Kililka5aad Cabdi iley ka danbeeyay qaraxyadii shalay lagu fashiliyay magaalada jijiga kuwaasi sida dawlada ismaamulka Somalida iyo Tvga Itoobiya sheegeen larabay in lagu qarxiyo meelo badan oo muhiim ah sidii xalay ay sheegay taliyaha Boolisku sheegay waxuu tvgu ku daray in ay ku jireen meelaha la qarxinayay madaxtooyada iyo Bangiga ganacsiga
Tvga ayaa sheegay inay sidoo kale kujiray Ilkacase oo ahaa madaxwaynihii ka horeeyay Mustage cagjar kaasi oo dhawaan xabsi guri ka baxsaday merl uu joogana aan lagaranaynin
Takale tvga ayaa sheegay inuu cabdi iley xataa isagoo jeel kujira ku kacay danbi aad u wayn kuna sii biiriniya danbigiisii iyadoo dhawaana xabaal wadareed 200 Qof ku aasan yihiin lahelay lana sheegay inuu isagu laayay ayay ku dareen
Dhinaca kale mustage cagjar ayaad moodaa inuu sii ogaa inay qaraxyo kusoo beegan yihiin sidii uu dhawaan ku eedeeyay maamulada Somalida qaarkood Somaliland kudaray

https://youtu.be/yWCOJ2klTg8