Lafaciise (SBN)Warka hada naga soo gaadhaya kililka5aad gaar ahaan magaalada Lafaciise DDS ayaa sheegaya in la isku soo dhawaaday wada hadalna u bilaabmay Masuuliyintii dawlada ka socotay kadib markii la sii daayay maxaabiistii intoodii badnayd inakasta oo la Sheegayo in qaar ku hadheen xabsiga

Ehelada dadkii la yaayay ayaa wali ku adkaysanaya in lasoo qabto Asgartii dadka laysay iyo Masuuliyintii Amarka bixisayba

Masuuliyiinta dawlada kasocota ayaa gaadhay goobtii dhibtu ka dhacday kana soo tacsiyadeeyay