Shaqaalaha Shabakada subuluhu markay arkeen fariimaha uga imanaayyey akhristayaasha iyo shacabka sida joogtada ugu taxnaa mudadii shabakadu ay xidhnayd, waxaan maanta la wadaagaynaa inaan go,aansanay inaan Aqbalno codsiyadoodii badnaa ee aan inta badan iska dhaga marinaynay sidaa darteed shabakadii maanta ayaan dib u hawl galinay, fariimihiina iyo qoraaladiinu waxay dhiiri galin u yihiin shaqaalaha shabakada.

fariimaha iyo maqaalada noogu soo hagaajiya ciwaanadayada ku qoran shabakada , waad mahadsantihiin