Hargeysa (SBN):- Wasaarada Tikloojiyada Somaliland ayaa waxaa ay ka hadashey abaal balin caalami ah oo habeenkii xalay aheyd uu ku guuleystay gudoomiyaha Shirkada Telesom Abdikariim Maxamed Iid , waxaana ay Somaliland sheegtay in ay abaal marintaas ku hanbalyeynayso

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxafadeedka Wasaarada