Moqdisho (SBN) Magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya maanta waxaa soo gaadhay wafti ka socday golaha amaanka ee Midowga Africa kaas oo la socon doona xaalaha amaan iyo dhaqaale ee dawlada Somaliya ku talaabsatey