(SBN):- Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana  ah gudoomiyaha   guddida ee arimaha gudaha ee golaha wakiilada ayaa waxaa uu difaacay wax ka bedel-ka lagu sameynaayo xeerka Booliska Somaliland

Xildhibaanka ayaa waxaa uu ka  waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalo xalay ka soo yeedhay gudoomiyaha xarunta xaquuqul iinsanka Somaliland