Hargeysa (SBN):- Xildhibaan Maxamed Jaamac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda gobalka Sool ayaa waxa uu ka Hadley qodobadii ka soo baxay shirkii nabadeynta ee Jig jiga ee lagu heshiinayey beelihiii dhawaan isku dilay konfurta gobalka Sool

Xildhibaanka ayaa qodobadaasi si  diiran u soo dhaweeyey isla markaana ugu baaqay inay labada dhinac ba fuliyaan waxii lagu xukumay