Hargeysa (SBN):- Jaamac Hilaac xoghayaha boosaha iyo Isgaadhsiinta ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga Hadley qalab ay rakibeyso wasaarada boosaha Somaliland taas oo uu sheegay in qalabkaas ay ku baxeyso lacag dhan 10 Milyan oo Dollar