Hargeysa (SBN):- Xoghayaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Yoonis Axmed Yoonis  ayaa waxaa uu mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland ku eedeyey in  sifo sharci daro ah ku bixiyey Parking Cusub oo loo sameynaayo madaarka diyaaradaha Hargeysa